Midnimo Information Center |
Sirdoonka Ethiopia oo gacanta ku dhigay rag ka tirsan Al-shabaab.
Midnimo Information Center Sirdoonka Ethiopia warsaxaafadeed kasoo baxay ayaa lagu sheegay, in ay gacanta ku dhigeen rag katirsan dhaqdhaqaaqa Al-shabaab, kuwaas oo doonayay ineey soo qafaashaan shaqaale katirsan QM, kuna sugan gudaha dalkaas. Warkaan, oo ay … |