Midnimo Information Center |
Madaxweyne Faroole oo sheegay in aysan wada hadal la gali doonin …
Horseed Media Madaxweynaha xukuumadda Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamad Faroole ayaa ku xiray sharuud wada hadalo dhexmara maamuliisa iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Faroole oo la hadlay Telefishinka afka Soomaaliga ku hadla ee Somali Channel … Faroole: Wax Wadahadal Ah La Geli Mayno Dowladda Inta Dastuurka Loogu … Faroole oo Shuruudo adag ku xiray wadahadal uu la galo DFS |