Mareeg |
Hailemariam Desalegn: Dowladda Soomaaliya Iyo AMISOM Waan Ka Daalnay …
Mareeg Adis Ababa, Apr. 24, 2013, (Mareeg.com): R/wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ku dhawaaqay inuu diyaarinayo sidii uu ciidamada dalkiisa uga saari lahaa dalka Soomaaliya oo ay ku jiraan muddo sanad ka badan kadib markii ay dib … Ethiopia oo Si Rasmi ah u Shaacisay Inay Ciidamadeeda Kala Baxayso … |