Horseed Media |
Ciidamada Dowlada ee Gobalka Gedo oo weeraray xarun ay ku sugnaayeen Al …
Horseed Media Waxaa maalinimadii shalay dagaal xoogleh ku dhexmaray gobalka Gedo Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo xoogaga Al Shabaab, kadib markii ay ciidamada Dowlada ay duulaan ku qaadeen mid kamid ah fariisimihii Al Shabaab uu gobalkaasi ku lahaa. Dagaallo ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab Gedo ku dhexmaray War Deg Deg Ah Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidanka Dowlada Soomaaliya … |