Midnimo Information Center |
Bixitaanka Ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya iyo waxa uu salka ku hayo …
Midnimo Information Center Waxaa maalmihii u danbeeyay isa soo tarayay wararka sheegaya in Ethiopia ay Ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya. 17-kii bihsaan oo haatan laga joogo sitimaan ayay Ciidamada Ethiopia isaga baxeen magaalada Xudur, waxayna taas dhalisay in … |